Description
download.yousendit.com this is little video me and my good friend made. We wish for Somalia, peace, tranquillity, prosperity and first-class justice. edit: the lyrics of the song in somali Markaan ku arko Waan ka maqsuudi lahaa muragadaan qabee hooyooy macaan muuqaagu wuu iga meyri lahaa dhibtaan soo mare hooyooy macaan intaan kaa maqnaay waa maaganoo manfac iyo hurdaba waa iska maanacee hooyooy macaan mama aragtidaa anigoo makiyo madiina tagee xajkii soo maree hooyo magan ilaah markasta ahoow maamooy dhib aa iga soo martee miisaan xaq ah la ma magi karee minankaa janada mowla ha kaa dhigo markaan ku arko waan maamuusi lahaa waad mudan tahee hooyooy macaan murti iyo amaan baan u marin lahaa ma huraankiiyeey hooyooy macaan dadka moogayaan u maqashiin lahaa maalin iyo habeen u macneeyn lahaa mama aragtidaa anigoo makiyo madiina tagee xajkii soo maree hooyo magan ilaah markasta ahoow maamooy dhib aa iga soo martee miisaan xaq ah la ma magi karee minankaa janada mowla ha kaa dhigo markaan ku arko waan maamuusi lahaa waad mudan tahee hooyooy macaan
|